Isku xirrada

Maqal iyo Muuqaal

Minnesota: Tartanka Qur'aanka


Tartan Qur'aan aqris oo ay ka qeyb galeen 230 arday Soomaali ah oo ka kala yimid gobollada Mareykanka ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota. Mascadde ayaa warbixintan ka soo diray.

XS
SM
MD
LG