Isku xirrada

Kulan Cilmiyeedka Kansarka oo ka Socda Washington


Waxaa magaaladan Washington DC ee caasimada Mareykanka ka socdo kulan cilmiyeed sanadle ah oo la isku weydaarsado macluumaadki ugu danbeeyey ee cudurka Cancer-ka.

Waxaa ka mid ahaa cilmibaarayaasha caafimaadka ee natiijada dadaalkooda ku soo bandhigey kulankan Axmed Maxamed Cabdi oo loo yaqaan Dr. Xaange, cilmibaare caafimaadna ka ah Jaamacadda Militariga ee dalkan Mareykanka USUSH kuna taalo gobolka Maryland.

Weriyaheena Jaamac Buulle Jaamac ayaa Dr. Xaange ka wareysatay kulankan iyo sida uu u socdo.

XS
SM
MD
LG