Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Wariye la Afduubtay


Wariye Hanad Cali Guuleed oo soo-saare ka ah telefishinka Goobjoog ayaa wararku sheegayaan in saaka aroortii rag aan heybtooda la garaneynin ay ka afduubteen magaalada Muqdisho.

Idaacadda VOA ayaa afduubka wariye Hanad ka wareysatay Maxamed Ibrahim (Macallimuu) oo ah Xoghayaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

XS
SM
MD
LG