Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Kheyre: Waan La Jihaadeynaa Ciddii Ku Lug Yeelata Musuq-maasuq


Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa wacad ku maray in xukumaddiisa ay la dagaalami doonto musuq maasuqa.

Hadalkan ayuu Md. Kheyre ka sheegay xaflad ay xilka ku kala wareegayeen Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane Maxamed Adan Ibraahim Ferkeeti, iyo wasiirka cusub ee wasaaraddaasi Cabdiraxman Ducaale Bayle.

Munaasabadda xil wareejinta oo maanta lagu qabtay Muqdisho waxa warbixintan ka soo direy Xassan Kaafi Qoyste.

Dhageyso RW Kheyre oo ka digey Musuqa
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:15 0:00

XS
SM
MD
LG