Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad Lagu DIlay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Rag hubeyan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay xoghayihii maamulka degmada Wadajir, Cabdiraxmaan Sheikh Axmed Calasow iyo laba ka mid ah ilaaladiisa,.

Weerarkan oo ka dhacay degmada Wadajir, ayaa waxaa sidoo kale lagu dhaawacay sarkaal ka tirsanaa maamulka degmada.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaheena Xassan Kaafi Qoyste.

Dhageyso warbixinta dilalka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:07 0:00




XS
SM
MD
LG