Isku xirrada

War Deg-Deg ah

London: Dhimashada oo Shan 5 Gaartay


Wararka la xariira weerarki shaley ka dhacay bartamaha magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa sheegaya in tirada khasaaraha ee weerarkaas ay wax iska badaleen kadib marka ay xaley saqdii dhexe booliska magaaladaasi qabteen shir jaraa'id oo ay ku faahfaahinayeen waxyeelada uu geystey ninka lagu tuhunsanyahay in uu ka danbeeyey. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG