Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Maalinta Farxadda Adduunka


Haddii aad maqli jirtay xuska maalinta caafimaadka aduunka, maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, maalinta dhirta adduunka iyo wixi la mid ah, waligaa ma maqashay Maalinta Farxadda Adduunka?

Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan soo saartay warbixin ay ugu magac dardartay “Warbixinta Farxadda Aduunka ee Sanadka 2017-ka”.

Waa kuwee dalalka ugu farxadda badan, Soomaaliyase kaalinteey ka gashay. Warbixintaan waxaa inooga diyaariyey Nur Hassan Nur.

Warbixin: Maalinta Farxadda Adduunka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

XS
SM
MD
LG