Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Lagu Xiray Sudan


Sudan
Sudan

Waxaa xalay magaalada Khartuum ee dalka Sudan lagu xiray Fanaanka Nimcaan C/raxmaan “Nimcaan Hillaac” oo magaaladaasi u tagay inuu ku qabto bandhig faneed ay kala qayb galayeen dhallinyaro kale oo reer Suudaan ah.

Fanaanka ayaa la soo xiray isagoo ku sugan Hool uu ka socday bandhig faneedka oo ay Soomaalida magaaladaasi ku daawanayeen heesihiisa oo ay Musigga u tumayeen dhallinyaro reer Sudan ah.

Fiidow Maxamuud Fiidow oo ka tirsan safaaradda Soomaalida ee Magaalada Khartuum ayaa Caasho Ibrahim uga warramay waxa keenay xarigga Nicmaan Hilaac.

Nimcaan Hilaac oo lagu xiray Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG