Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xanuuno ka Dhashay Abaaraha


Xannuuno ka dhashay abaaraha ka jira deegaannada Somaliland ayaa ku sii fidaya deegaanno cusub.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay inay xakamaysay, hase ahaatee ay ilaa afar gobol ka jiraan xannuunno ay ka mid yihiin jadeecada, shuban biyoodka iyo nafaqo-darrada.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrintaasi ka waraystay agaasimaha waaxda Caafimaadka dadweynaha ee wasaaradda Caafimaadka Abiib Aadan Nuur.

Xanuuno ka dhashay abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG