Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ka qaybgalaysa isreereebka kubadda Kolayga Afrika


Dalka Masar waxaa ka socdo isreereebka kubada koleyga qaarada Afrika ee waaxda 5aad (Zone 5).

Kooxaha qaramada ka qaybgalayana waxaa ka mid ah xulka qaranka Soomaaliya oo ciyaarti koowaad ay is arkeen xulka Yugundha.

Dhinaca kale, waxaa xusid mudan in xulalka wadamada Kenya iyo Yugundha ay hogaaminayaan oo ay tababarayaal u yihiin macalimiin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa xidigihi kubada koleyga Soomaaliya ee hore.

Xubinta waxaa ciyaaraha Masar ka dhacaya ku eegaya wariyaha VOA-da ee Qaahiro, Xussen Sahnuuni.

Dhegayso; Isreereebka cayaaraha kolayga ee Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:14 0:00

XS
SM
MD
LG