Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweeney Duq Magaalo ka Noqotay Jabuuti


Fadumo Awale
Fadumo Awale

Magaalada Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti ayaa markii ugu horeysay taariikh ay haweeney ka noqoneysaa duqa magaaladaas.

Duqa Cusub ee Djibouti Faadumo Cawaale Cusmaan oo ka tirsan xisbiga talada dalkaas haya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay xilka.

Weriyaheena Ramadan Muuse ayaa warkan kasoo diray Muqdisho.

Warbixin: Ramadan Muuse
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG