Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Maxkamad Xukun ku Riday 7 Qof


Boosaaso

Maxakamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa maanta la soo taagay toddoba qof oo laba ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah.

Xukunkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan xukunka toddoba dhalinyara ah oo ku eedeysaa inay ka tirsanaayeen ururka al-Shabaab weerarana ay ku lug lahaayeen ay xiisad ka dhalisay magaalada Bosaaso.

Arrintaas ayaa ka dambeysay cabashada waalidiinta qaar ka mid ah dhalinyarada la xukumay iyo nabadoon sheegay in la jir dilay dhalinyaradaa oo xabsiga loo taxaabay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisay

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00

XS
SM
MD
LG