Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysatay Madaxweynaha Puntland


Cabdi Weli Gaas
Cabdi Weli Gaas

Cabdiweli Gaas ayaa wareysigan uga hadlaya arrimaha Puntland, gaar ahaa amniga, dhaqaalaha, canshuuraha, kaluumaysiga xeebaha Puntland iyo waliba xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe.

Weriyaha VOA ee Bossaso Faadumo Yaasin Jaamac ayaa wareystay madaxweyne Gaas.

Dhageysiga Wareysiga Madaxweynaha Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:59 0:00

XS
SM
MD
LG