Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Beeleed Ka Dhacay Magaalada Marka


Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in iska horimaadyo u dhexeeya maleeshiyo beeleedyo ay maanta ka dhaceen magaalada.

Dagaallada ayaa joojiyey socodkii gaadiidka iyo adeegyada dadweynaha. Khasaare nafeed ayaa la soo sheegagayaa inuu jiro inkastoo ana tiro sax ah laga haynin.

Faahfaahinta dagaalladan ayaa wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur uu ka waraystay mid ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada oo codsatay inaan magaceeda la sheegin.

Dhageyso faah faahinta dagaalka Marka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

XS
SM
MD
LG