Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiil Lagu Weeraray Muqdisho


Sawir Muqdisho
Sawir Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay laba weerar qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh geystay, kaasoo ay ka danbeeyeen rag gubeysan.

Weerarka hore oo ka dhacay meel ku dhow suuqii hore Xamar weyne ayaa lagu weeraray gaari uu saaraa Taliye Ku xigeenkii hore ee hey’adda nabad sugidda Qaranka, Xassan dheere, weerarkaas ayuuna ku dhaawacmay. Halka mid ka mid ah ilaaladiisii uu ku dhintay mid kalena ku dhaawacmay.

Weerar labaad ayaa isna lagu dilay agagaarka Isbitalka Digfeer, afahayeenkii hore ee maamulka Ximan & Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey, wariyeheenna Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Dhageyso Warbixinta Xasan Kaafi Qoyste ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


XS
SM
MD
LG