Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Somalia oo La Horgeeyey Miisaaniyadda


Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeeyey miisaaniyadda cusub ee dowladda, taasi oo markiiba uu ka dhashay muran kadib markii hanti-dhowraha guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale uu sheegay inaan shuruucdii dawladda la marin.

Falastiin Axmed Iimaan aya amiisaniyadda la horgeeyey baarlamaanka ka waraysataya Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aadan Farkeeti. Waxay sidoo kale la hadashay hanti-dhowraha. Haddaba hoso ka dhageyso labada wareysi.

Miisaaniyadda dowladda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:55 0:00

XS
SM
MD
LG