Isku xirrada

Shir Caalami ah oo Maanta ka Furmay Hargeysa


Derro Mall

Shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan ergo ka kala socota in ku dhaw 40 shirkadood, lagagana hadlayo horumarinta ganacsiga iyo isku-xidhka ganacsatada maxalliga ah iyo kuwa ajaanibka ah, ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa.

Shirkan oo ay martigelisay Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa socon doona muddo laba maalmood ah.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa ka qayb galay, waxaanu ka soo diray warbixintan.

XS
SM
MD
LG