Isku xirrada

Sanad-guuradii 10-aad ee VOA Soomaali


VOA Somali

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa maanta 10-jirsatay. 12-kii Bishii Febraayo ee 2007-dii ayaa Laanta Af-Soomaaliga dib loo bilaabay, waxaana Laantu- imika ka mid ah tahay in kabadan 40 laamood oo ka mid ah idaacadda VOA. Haddaba, weriyaheena CAbdixakiim Maxamuud Shirwac oo Washington ku sugan ayaa inoo diyaariyay barnaamij gaar ah oo ka hadlaya 10-guuradda Laanta Af-Soomaaliga ee VOA. Barnaamijka waxaa la soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

XS
SM
MD
LG