Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cumar Cabdirashiid oo Tanaasulay


Ra'iisul wasaare Cumar
Ra'iisul wasaare Cumar

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota magaalada Muqdisho.

Sharmaarke ayaa ka mid ahaa afarta musharax ee usoo gudbay wareegga labaad eee doorashada.

Waxaa hadda wareegga labaad kusoo haray saddex musharax oo kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed. Wareegga labaad ee doorashada ayaa la filayaa inuu goordhow billowdo.

XS
SM
MD
LG