Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Axmed Xuseen Cabdi oo la Xiray


Guuleed Axmed Jaamac

Afhayeenka Xarunta Xuquuqal-Insaanka Somaliland ee fadhigeedu yahay Hargeysa Axmed Xuseen Cabdi ayaa shalay la xidhay, kadib markii sida guddoomiyaha xaruntaasi VOA u sheegay ay ciidamada Boolisku dhibsadeen codsi-dadweyne oo lagu doonayo in dib-u-habayn loogu sameeyo ciidamada Booliiska oo Xaruntaasi wadday.

Guddoomiyaha isla Xaruntaas Guuleed Axmed Jaamac ayaa isna lagu soo oogay dacwad ciqaab ah oo la xidhiidha codsigaas. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahaasi ka waraystay guddoomiyaha Xaruntaas.

Axmed Xuseen Cabdi oo la Xiray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG