Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dacwado ka Dhan Ah Trump oo la Xareeyey


Dhowr dacwo oo ka dhan ah madaxweynaha Mareykanka Donald Tump ayaa la xareeyey dalkan Mareykanka wax ka yar laba toddobaad markii xilkaas loo caleemo saarey.

Inta badan dacwooyinkan ayaa la xiriira amarka madaxweyne ee dad badani u fasirteen mamnuucida in muslimiintu yimaadaan dalka Mareykanka.

Waxaa amarka uu si gara ah u mamnuucayaa in ay dalkan soo galaan dadka u dhashay toddoba waddan kuwaas oo kala ah Iraq, Iran, Syria, Somalia, Sudan, Libya iyoYemen. Wariyaha VOAda Zlatica Hoke ayaa warbixintan inoo soo dirty, Falastiin Axmed Iman ayaa soo jeedineysa.

Warbixin: Falastiin
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG