Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar Soomaaliyeed oo Madax ka ah Ururka Ardeyda Canada


Billan Maxamed Carte
Billan Maxamed Carte

Ururka Isutaga Ardeyda Canada, Canadian Federation of Student waxaa uu u dhaqdhaqaaqaa xuquuqda ardey dhigato waxbarashada sare ee Canada, sida macadyada iyo jaamacadaha.

Ururkan oo sanadahi u danbeeyey ardeyda usoo hoyiyey guulo la taaban karo, ayaa waxaa gudoomiye u ah gabar Soomaaliyeed.

Sida ay VOA-da usheegtey, Billan Maxamed Carte waxaa ay aaminsan tahay in Soomaalida Canada ay ka dhex muuqdaan bulshada reer Canado iyaga oo Soomaalinimadoodana haysta. Jaamac Buulle Jaamac ayay u warentey, iyada oo marka hore sharxeyso waxa uu ururkoodu yahay.

Billan
please wait
Embed
Billan
by VOA

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00

XS
SM
MD
LG