Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Internet-ka oo ka Go'ay Qeybo ka Mid ah Somalia


Adeegyada internetka ee meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya ayaa go’an iyadoo magaalada Muqdisho oo uu ka go’naa habeenkii xalay iyo maanta gelinkii hore la sheegay inuu si gaabis xilligan usoo laabanayo.

Inkasta oo mararka qaar la dareemao in internet-ka go’o, ama shirkadaha bixiya ee qaar ay cilad ku timaado, haddana waa markii ugu horreysay ee internet-ka gebigiisba uu go’o.

Haddaba maxaa keenay in adeeggan internetku go’o? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka waraystay Jaaamc Maxamed oo ah khabiir dhinaca isgaarsiinta caalamiga ah.

Internet-ka Soomaaliya oo go'ay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG