Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baay: 31 Qof oo u Dhintay Biyo ay ku Sumoobeen


Madoobe Nuunow
Madoobe Nuunow

Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dad badan ay ku sumoobeen biyo ku jiray goob balli ah, deegaan lagu magacaabo Masuubiye oo 18 km u jirta magaalada Baydhaba.

Mas’uuliyiinmta ayaa sheegay in dhibaatadan ay soo socotay muddo bil ah, ilaa haatanna ay diiwaan geliyeen inay ku dhintaan dad ka badan 30 qof.

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Mamaulka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa VOA u sheegay in abaaraha ka jira deegaanada ay sababeen biyo la’aan aad u baahsan.

Sahra Ciidle Nuur ayaa waraystaya wasiirka.

Wareysi: Madoobe Nuunow
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

XS
SM
MD
LG