Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal ka Tirsan Shabaab oo Gedo lagu Dilay


Shabaab
Shabaab

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa maanta meel u dhow magaalada Garbahaarey ku diley madaxii cutubka Jabhadda ee Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab Cabdullaahi Qannas iyagoo sidoo kale howlgalkaasi ku dhaawacay xubno kale oo Al shabaab ka tirsan.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintaan ka soo diray magaalada Nairobi.

Warbixinta Hawlgalka Gobolka Gedo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:15 0:00

XS
SM
MD
LG