Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Yihiin Xeerarka Islaamka ee Kufsiga?


Magaalada Goldogob waxaa dhowaan ka dhacay fal kufsi oo loo gaystay laba gabdhood, kuwaasi oo mid ka mid ah laga duubay cajalad muuqaal ah oo lasoo dhigay baraha xiriirka Bulshada ee internetka.

Kadib arrinkaasi, ayaa waxaa dadka deegaanka iyo culumada magaaladasi oo iskaashanaya ay qaateen kulamo ay ka qaybgaleen guddi culumo, aqoonyahano iyo odayaal dhaqameedyo

Waxaa sidoo kale siyaabo kala duwan uga hadley kufsigaasi dhowr ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka hadley.

Waxaa VOA ay wareysi la yeelatey Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ah Imaamka Masjidka Darul Hijra ee magaalada Minneapolis si loo helo maacluumaad dheer ah oo ku saabsan xeerarka islaamka ee la xiriira kiiskan.

Sahra Cabdi Axmed ayuu Sheekh Cabdiraxmaan uga waramay Xukunka Shareecada Islaamka ee Kufsi noocaan ah marka uu dhaco.

Xeerarka Islaamka ee kufsiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG