Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Waa kuma Donald John Trump?


Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta xilkaas si rasmi ah u qaban doona marka la dhaariyo.

Haddaba maxaynu ka naqaanaa taariikhda ninka noqonaya madaxweynaha rasmiga ah ee Maraykanka, magacaasi oo noqonaya martabad rasmi ah loogu yeero ahna xil awood sare leh.

Wariyaha VOA-da Faith Lapidus ayaa warbixintan soo dirtay, Ibrahim Xasan Daandurey ayaa inoo soo koobaya.

Waa kuma Donald Trump?
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG