Koobka Qaramada Afrika 2017 oo uu marti-gelinayo dalka Libreville, Gabon waa kii 31-aad ee koobkan. Koobka AFCON waa tartan cayaareed caalami ah oo labadii sanaba mar ay ku loolamaan dalalka Afrika, kaasi oo uu qabto xiriirka kubadda cagta Afrika ee CAF.