Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubbaland oo Bilowday Howlgallo ka Dhan ah al Shabaab


Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay howlgalo ay kula wareegayaan deegaanada Waqooyiga magaalada Kismaayo ay halkaasi ka bilaabeen.

Deegaanadan oo ah kuwa lagu magacaabo Gosha ayaa ah kuwa Al-shabab ay gacanta ku hayeen sanadihii ugu dambeeyey. Howlgalkan waxaa ka qeyb qaadanaya ciidamada AMISOM ee howlgalka Midowga Afrika.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale ka cabanayo howlgada AMISOM iyo kuwa maamulka iyo sidoo kale dagaalada Alshabab oo saameyn ku yeesho.

Haddaba Shara Cabdi Axmed ayaa la xariirtey dhinacyada maamulka iyo dadka deegaanka ee cabanayo warbixintan ayeyna nooga diyaarisey.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan howlgallada ka dhanka ah Shabaabka ee Jubbalad
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00

XS
SM
MD
LG