Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiyada Somaliland oo ka Hadlay Doorashada


Doorashada Somaliland
Doorashada Somaliland

Xisbiyada siyaasadda Somaliland ayaa ku kala qaybsamay in mar kale doorashada madaxtooyada dib loo dhigo iyo in kale.

Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI ayaa la sheegay inay xisbiga talada haya ee KULMIYE kaga aragtiduwan yihiin, isla markaana ay aaminsan yihiin in dib loo dhigo doorashada, maadaama lagu jiro xilli abaaro darani dalka ka jiraan.

Dooddan ayaa dhalatay ka dib markii guddida doorashadu ay sheegeen in in ku dhaw 60% ay dadka abaari saamaysay, kana guureen goobihii ay ka codayn lahaayeen.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Doorashada Somaliland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00

XS
SM
MD
LG