Isku xirrada

Ilhaan Cumar oo Maanta la Dhaarinayo


Ilhaan Cumar

Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa maanta gelinka dambe lagu dhaarin doonaa Ilhaan Cumar oo noqotay gabdhii ugu horraysay ee Soomalai ah ee ka mid noqota Aqalka Sharcidejinta Gobolka.

Ilhaan Cumar ayaa waxaa lagu soo doortay doorashadii bishii November ka dhacday dalkan Maraykanka.

Haddaba dhaarinta gabadhan iyo waxa ay uga dhigan tahay dadka Soomaalida ah ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka waraysatay Axmed Xirsi oo ah sayiga Ilhaan Cumar islamarkaana ka mid ah dadka si weyn uga shaqeeyey ololaheeda.

XS
SM
MD
LG