Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Soomaalida Kenya iyo Siyaasadda


Mandera County, Kenya
Mandera County, Kenya

Waxaa ku soo badanaya gobalka Waqooyiga Bari ee Kenya loolanka ay haweenku ugu jiraan hanashada xillalka barlamaanka, ayadoo dastuurka dalkaasi uu siiyay kuraas ay haweenka kaliya ku tartamayaan.

Wariyaha gobalka Waqooyiga Bari, Maxamed Farax Shire ayaa warbixintan ku eegaya habka haweenka ay uga faa-ideysan karaankuraasta ayaga u gaarka ah iyo siyaasada guudba.

Halkan ka dhageyso:

Garrisa Report
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG