Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Horumarka iyo Dhalinyarada ee Jabuuti


Midig, gudoomiyaha machadka cilmi baarista Soomaaliyeed Mustafa Feyruuz
Midig, gudoomiyaha machadka cilmi baarista Soomaaliyeed Mustafa Feyruuz

Magaalada Jabuti ee xarunta dalka Jabuuti waxaa todobaadki hore lagu soo gaba gabeeyey shir caalami ah loogaga hadlayey horumarka iyo dhalinyarada.

Gabagabadi shirkaan ayaa waxaa laga soo saaray talooyin taageeraya dhalinyarada, sida in arakti mideysan laga qaato horumarka dhalinyarada iyo in baahidooda si aad ah loogu kuurgalo.

Dadki Soomaaliya uga qeybgalay waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha Machadka cilmibaarista Soomaaliyeed oo ah machad raacsan Jaamacada Muqdisho, Mustafa Cabdillahi Feyruus.

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhaari ayaa qadka telefoonka Muqdisho ku wareystay Mustafa Feyruus oo ugu horeynna weydiiyey waxa uu ku saabsanaa Shirka.

Halkaan ka dhageyso wareysiga ay VOA la yeelatay Mustafa Cabdullaahi Feeyruuz
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG