Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya


Stephen M. Schwartz
Stephen M. Schwartz

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka warramey hanaanka doorashada ee Soomaaliya, Caqabadaha jira iyo aragtida dowlada Mareykanka ee Doorashooyinka Soomaaliya.

Safiirka ayaan wax ka weydiiney musuqa laga soo sheegayo doorashooyinkii baarlamanka Soomaaliya iyo warqad arrintaas ku saabsan oo 8-kii November u diray madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo hadii ay jirtey natiijo ka soo baxdey warqadaas.

Waxaan sidoo kale weydiinay waxa laga yeelayo qaladaadka laga soo sheegay doorashooyinka iyo kuraasta muranka uu ka taagan yahay.

Falastiin Axmed Iiman, ayaa wareysatay safiirka.

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:34 0:00

XS
SM
MD
LG