Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Dilka Karlov ee Xiriirka Russia iyo Turkey


Cali Saciid Fiqi

Danjire Cali Saciid Faqi oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Brussels ayaa ka hadlaya su’aalaha la iska weydiinayo dilkii shalay loo gaystay danjirihii Ruushka u fadhiyay Turkiga Andrey Karlov iyo saamaynta uu ku keeni karo xiriirka Ruushka iyo Turkiga.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayuu u warrmay.

Wareysi: Danjire Fiqi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG