Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safiirka Ruushka ee Ankara oo la Dilay


Turkey Russian Ambassador
Turkey Russian Ambassador

Safiirka Ruushka ee magaalada Ankara, Andrei Karlov ayaa lagu dilay weerar maanta ka dhacay caasimadda dalka Turkiga.

Safiirka oo si si darran loogu dhaawacay weerarka, kadibna loola cararay isbital, ayaa markii dambe ku geeriyooday isbitalka.

Dhowr ka mid ah wakaaladaha wararka ayaa sheegay in weerarka uu dhacay xilli Karlov uu booqanyey xarun lagu qabanayey bandhig farshaxan.

Wakaaladaha wararka Ruushka ayaa sidoo kale sheegay in dhowr qof oo kale lagu dhaawacay weerarka lagu qaaday Andrei Karlov.



XS
SM
MD
LG