Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha Buugga: Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika


Jaamac Buulle iyo Cabdi Samatar
Jaamac Buulle iyo Cabdi Samatar

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa qoray buug uu ugu magac daray Dimoqraadiyadii ugu Horraysay Afrika, buuggaas oo uu si gaar ah ugu eegay Madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya alle ha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan iyo Ra'iisal Wasaarihii xilligaas Cabdirisaaq Xaaji Xuseen.

Haddaba, waxaan barnaamij taxane ah ka samaynay nuxurka buuggaasi xambaarsan yahay.

Weriyaha VOA Jaamac Buulle Jaamac ayaa waraystay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo nagu soo booqday daartan VOA.

Taxanaha Buugga Africa's First Democracy Q.1aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:40 0:00

Taxanaha Buugga Africa's First Democracy Q.2aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:41 0:00

Taxanaha Buugga Africa's First Democracy Q.3aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:51 0:00

Taxanaha Buugga Africa's First Democracy Q.4aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:01 0:00

XS
SM
MD
LG