Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Labo Soomaali ah oo Lagu Dilay Sweden


Labo wiil oo Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, iyada oo la sheegay in dadka dilka geystay ay ahaayeen kuwo wajiga soo duubtay.

Wariyaha VOA Jaamac Buulle (Farasle) ayaa arrintaas ka wareystay Ikraan Cali Kaar oo ah warfidiyeen madax banaan oo ku sugan dalka Sweden.

Dhageyso Dhimashada Sweden
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00

XS
SM
MD
LG