Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masaajidada California oo Helay Farriin ah in Muslimiinta la Xasuuqayo


Golaha xiriirta Muslimiinta iyo Maraykanka ee loo soo gaabiyo CAIR ayaa booliska gobolka California ka codsatay inuu ilaaliyo masaajidyo gobolkaasi ku yaalla oo helay waraaqo lagu taageerrayo madaxweynaha la doortay ee Donald Trump, sidoo kalena Musliminta loogu hanjabay in la xasuuqi doono.

Faah faahinta Warkaasi ka dhageyso santuuqa hoos ka muuqda.

Masaajidyada California
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

XS
SM
MD
LG