Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Doorashada Aqalka Hoose oo Soo Dhamaatay


Doorasho
Doorasho

Doorashadaan xildhibaanada aqalka hoose ee qeybta Jubbaland oo soo billaabatay sideedii bishaan ayaa maanta lagu soo geba gabeeyay magaalada Kismaayo.

Doorashadan ayaa intii ay socotay waxaa lagu doortay 43 Xildhibaan kuwaasi oo ka mid noqonaya xildhibaanada cusub ee Aqalka Hoose ee Soomaaliya.

Gaba gaba doorashada aqalka hoose ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uulyiin ka tirsan guddiga doorashada heer federaal ee Soomalaiya, ergeyga QM ee Soomaaliya Michale Keating, madaxa AMISOM ee Soomaaliya iyo masuulyiin kale.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warkan noo faah-faahinaya.

Warbixin: Khadar Maxamuud
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG