Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamadii Iska Horfadhiyey Gaalkacyo loo la Kala Qaaday


Guuleed iyo Gaas
Guuleed iyo Gaas

Guddigayada loo aasaay meel marinta xabbadjoojintii magaalada Gaalkacyo iyo kala qaadista ciidanka ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay kala fogeeyaan ciidamada labada dhinac ee isku horfadhiyey magaalada.

Arrintani ayaa waxa ay timid iyadoo laba maalmood ay ka hadhsan tahay wareegga labaad ee kulamada xallinta colaadda Gaalkacyo oo 20-ka bishan ka furmi doona magaalada Kismaayo.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug Cabdirissaq Xaashi Cartan iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif.

Hoos ka dhageyso labada-wareysi, waxaana ku horreeya dhinaca Galmudug.

Gaalkacyo: Ciidamada oo la kala qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:43 0:00

XS
SM
MD
LG