Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Safiirka Somalia ee Mareykanka


Madaxweyne Obama iyo Danjire Axmed Cawad
Madaxweyne Obama iyo Danjire Axmed Cawad

Doorashada Donald Trump ayaa ku soo aaday iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee Somaliya iyo Mareykanka uu soo xoogeysanayay tan iyo markii uu mareykanka Aqoonsaday Somalia bilowgii sanadkii 2013kii.

Mareykaka waxa uu taageero dhaqaale iyo mid dhinaca milatariga ah, gaar ahaan la dagaalanka argagixisada iyo tababarada siiyaa Somalia.

Hadaba, dowladda uu soo dhisayo Madaxweynaha Cusub Donald Trump ma sii wadi doontaa taageerada Somalia, wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa su’aashaa iyo agartidiisa ku aadan walaaca Somalida mareykanku ay qabaan wax ka weydiiyay, safiirka Soomaaliya ee Mareykanka , ambassador, Axmed Ciise Cawad.

WAREYSIGA AMBASADOOR AXMED CAWAD
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00

XS
SM
MD
LG