Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashadii Donald Trump


Donald Trump oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa talaadadii loo doortay inuu noqdo madaxweyhnaha cusub ee dalka Mareykanka kadib markii uu ka adkaaday Hilary Clinton.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa doorashada Trump oo dad badan layaab ku noqotay maadaama aan horey loo saadaalin. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:55 0:00

XS
SM
MD
LG