Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho oo lagu Qabtay 2 Nin oo Wax Toogtay


Wakaaladda SONNA

Waxaa degmada Wada jir ee magaalada Muqdisho lagu qabtey laba nin oo ku hubaysnaa Baastoolad kuwaasoo lagu eedeeyey inay geeysteen dilka nin Nabadoon ah.

Raggan ayaa waxa uu dagaal dhexmaray iyaga iyo ciidamada Amniga ee degmada Wadajir taasoo keentay in gacanta lagu dhigo iyaga wata hubkooda ka dib markii uu dhaawac soo gaadhay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa dhacdadaasi ka wareystay Ahmed Cabdulle Afrax oo ah guddoomiyaha degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Toogashada Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG