Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaaca Dib u Dhaca Doorashooyinka Soomaaliya 


Baarlamaanka cusub
Baarlamaanka cusub

Iyadoo ay beesha caalamka shalay kasoo saartay war saxafaadeed walaaca ay ka qabto dib u dhacyada doorashooyinka hey’adaha dowliga ah ee Soomaaliya ayaa waxaa soo badanaya cabsida ay bulshada Soomaalida ka qabto aayaha siyaasadeed ee dalka.

Dadka ka faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dib u-dhacyada is xig xiga eek u imanaya doorashooyinka baarlaaminga iyo kuwa madaxweynaha ee Soomaaliya ay dhaawici karto kalsoonida lagu qabi karo doorashooyinka mustaqbalka dhaw iyo kan fog.

War bixin arrintaan ku saabsan waxaa noo diyaarisay wariyaheena Sahra Cabdi Axmed.

Warbixinta walaaca dib u dhaca doorashooyinka soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00


XS
SM
MD
LG