Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Maalinta Jamhuuriyada Turkiga


Safiirka Turkiga ee Muqdisho Olgan iyo madxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh
Safiirka Turkiga ee Muqdisho Olgan iyo madxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad lagu xusay sanad guuradii 93-aad ee aas-aaskii Jamhuuriyadda Turkiga.

Munaasabad ka dhacday xalay xarunta safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxda ugu sareeysa dalka, diblamaasiyiin, iyo saraakiisha Turkiga ee joogta Muqdisho.

Jamhuuriyadda Turkiga ayaa waxaa la aas aasay 29-ki October sanadki 1923-ki.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho inooga soo diray wariyaheena Xasan Kaafi Qoyste.

Warbixinta xuska sanadguurada Jamhuuriyada Turkiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00


XS
SM
MD
LG