Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsato uu Shir Ugu Soo Xirmay New York


Bidix, gudoomiyaha rugta ganacsiga gobolka waqooyibari Kenya.
Bidix, gudoomiyaha rugta ganacsiga gobolka waqooyibari Kenya.

Todobaadki hore waxaa magaalada New York lagu soo gaba gabeeyey shir caalami ah oo ay sanadkiiba mar isugu yimaadaan ganacsato ka kala socota aduunyada.

Sanadkaan, shirka waxaa looga hadlay xal u helida is qab qabsiga ganacsatada caalamka.

Cabdiraxman Maxamed Cabdulle oo ah gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, ayaa ka mid ahaa dadki lagu casuumay shirkaasi. Wariyaheena Nur Hassan Nur ayaa qadka telefoonka New York kula xiriiray, waxana uu ugu horreyn weydiiyey waxa uu shirka ku saabsanaa.?

Dhageyso wareysiga gudoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Waqooyibari Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00


XS
SM
MD
LG