Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Somalia: "Kuma Lug Lihin Celinta Qaxootiga Yurub"


Cali Saciid Fiqi
Cali Saciid Fiqi

Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Saciid Faqi ayaa sheegay in safaaradiisa iyo dawladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku lahayn qaxootiga Soomaaliyeed ee sida qasabka ah looga celinayo Yurub ee la geynayo Soomaaliya.

Dhowaan ayaa qaar ka mid ah dad laga celiyey Yurub oo Muqdisho la geeyey waxa ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay ku lug leedahay arrintan.

Weriyaha VOA-da ee London Ridwan Xaaji ayaa Danjire Faqi ku wareystay studio-yaha VOA ee London, wuxuuna danjiruhu ugu horreyn ka hadlayaa dib u dhaca doorashooyinka Soomaaliya.

Wareysi: Cali Saciid Fiqi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00

XS
SM
MD
LG