Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekada Wiil Arag la' oo Suuqgeynta Shirkad u Qaabilsan


Kaydka Sawirada
Kaydka Sawirada

Cumar Cabdisalaan Diiriye, waa wiil araga ka naafo ah, wuxuu shahaadada koowaad ka qaatay Jaamacadda Plasma ee ku taalla magaalada Muqdisho, isaga oo bartay maamulka Ganacsiga.

Cumar, inkasta oo uu arag la'yahay, haddana wuxuu haatan yahay sarkaal dhinaca suuqgeynta u qaabilsan shirkadda Hormuud, isaga oo adeeg u fidiya macaamiisha danaha u soo yeesha shirkadda.

Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa waraysi la yeeshay.

Cumar Cabdisalaan Diiriye
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG