Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho


Weriye Cabdi Casiis (Shabelle Sawir)
Weriye Cabdi Casiis (Shabelle Sawir)

Magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay suxufi ka tirsan idaacadda Shabelle, kaasoo lagu toogtay degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho.

Idaacadda Shabelle ayaa war ay baahisay ku sheegtay in laba ruux oo ku hubeysanaa bistooloda ay toogteen Wariye C/Casiis Maxamed Cali Xaaji.

Sida ay idaacadda Shabelle sheegtay wariyaha ayaa ku wajahnaa guri uu ka degan yahay degmada Yaaqshiid, sida qaar ka mid ah ehelldaiisa ay xaqiijiyeen.

Faahfaahinta dilkan ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar uu ka waraystay Abuukar Sky, oo ah agaasimaha idaacadda Shabelle.

Weriye lagu dilay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:38 0:00

XS
SM
MD
LG